RW Yuhuuda oo soo bandhigay sir uu ku sheegay keydka Nuclearka Iran (Daawo Sawirro)

Ra’iisul wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa Iran ku eedeeyey inay haysato xarun hubka nukliyeerka lagu keediyo oo ku taalla magaalada Tehran. “Iran kama aysan tanaasulin hadafkeeda ah inay horumariso hub nukliyeer” ayuu Netanyahu u sheegay kulanka Golaha Guud ee QM, isaga oo gacanta ku haya sawirrada iyo qariiradda dhisme ku yaalla degmada Turquzabad ee magaalada … Continue reading RW Yuhuuda oo soo bandhigay sir uu ku sheegay keydka Nuclearka Iran (Daawo Sawirro)